Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab mahiiggaan ah oo ka da’ay hawdka Gobolka Nugaal

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1682668839113.jpg?resize=720%2C40

Roobabka mahiiggan ah ayaa xalay miray degaanno ka tirsan Gobolka Nugaal.

Roobabka ugu xooggan ayaa la xaqiijinayaa in ay ka da’deen degaannada saaran hawdka oo ay ku jirto degmada Buurtinle.

Wararka ayaa sheegaya in roobkii xalay uu daad xooggan ku harqiyay kaymaha geel-qarista ah ee hawdka Buurtinle.

Roobka ayaa sidoo kale mawjado daad ah ka sii daayay togga Buurtinle ee ku biya-shuba balliga Gosol.

Gobollada Mudug, Sool, Cayn iyo Doollo ayaa dhanka kale laga soo sheegaya roobab kala duwan.

PUNTLAND POST

The post Roobab mahiiggaan ah oo ka da’ay hawdka Gobolka Nugaal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this