Sign in to follow this  
Deeq A.

Ha karaamo seegina Habaar laygu kari waaye…Muj.Cali Guray

Recommended Posts

Deeq A.   
HA KARAAMO SEEGINA HABAAR LAYGU KARI WAAYE
Waxan si mug iyo miisaan leh u soo dhawaynayaa Gudoomiyaha Guddida Rasmiga ah ee West Burco Clan Suldaan Caddo-Gude (welcome home).
Iska jir hadii ay kuu noqoto in habeen aad guddo weligaa ha ku lug darsan ku gudcur gudaya ee ka isagu cadada gudaya la lug ahaw. Hadii kale waa kuu gudcur magangooyo. Waakii lahaa abwaanku
DAYAX BAANAD GUDINOO
DAWYO AAN LA MARIN BAAN
GUDCUR KAAGA DABA IMAN
West Burco Clan teelo looma dhigan. Tu walba waa lagu dayay si loo qaybqaybiyo balse waa lagu karaamo seegay oo midnimo ayuun bay ka sii qaadeen.
Musharaxa Waddani bilo yar ayaa uga hadhsan kursiga madaxwaynaha hadii Alla Idmo. Nin jecel iyo nin necebba.
343963553_628286985394547_90091462395476
344131662_1525598597963357_3883778864606
343766136_196915053145769_47775998697251

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this