Deeq A. Posted April 28, 2023 HA KARAAMO SEEGINA HABAAR LAYGU KARI WAAYE Waxan si mug iyo miisaan leh u soo dhawaynayaa Gudoomiyaha Guddida Rasmiga ah ee West Burco Clan Suldaan Caddo-Gude (welcome home). Iska jir hadii ay kuu noqoto in habeen aad guddo weligaa ha ku lug darsan ku gudcur gudaya ee ka isagu cadada gudaya la lug ahaw. Hadii kale waa kuu gudcur magangooyo. Waakii lahaa abwaanku DAYAX BAANAD GUDINOO DAWYO AAN LA MARIN BAAN GUDCUR KAAGA DABA IMAN West Burco Clan teelo looma dhigan. Tu walba waa lagu dayay si loo qaybqaybiyo balse waa lagu karaamo seegay oo midnimo ayuun bay ka sii qaadeen. Musharaxa Waddani bilo yar ayaa uga hadhsan kursiga madaxwaynaha hadii Alla Idmo. Nin jecel iyo nin necebba. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites