Sign in to follow this  
Chimera

Coleman puts pressure on S-Africa/ Geedi ohh Abasanjo your my hero...

Recommended Posts

Abwaan   

It is really sad kuwa dowladda isku sheegaya meel ay kaga hadleen ma arkin arrintaan mana maqlin. Aaway dowlad ku sheegii Soomaaliya. Maxay uga hadli la'yihiin. Maxay uga aamuseen dhibaatooyinka loo geysanayey walaalaheen Soomaaliyeed? Malaha Melez baan weli amrin?

 

Anigu waxaan qabaa awalba Geeddina Mukhalas buu ahaa dadka xambaara, C/llaahina dad la dilay waxba lamaba aha oo kulayl iyo qaboow kuma hayso.

 

Aaway kuwii taageerayaasha waalan u ahaa TFG bal maxaad ku jawaabaysaan?

 

nin aan shaqoba ku lahayn baa ka hadlay arrintaan ka dib markii uu dabcan ka xumaaday ayna dareen murugo leh ka muujiyeen Soomaalida degaankiisu. Welldone SEn Coleman

 

 

Thanx for sharing this with us D_Letterman

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this