Chimera Posted December 15, 2006 http://www.hiiraan.com/news/2006/dec/Colman%20-South%20Afric a.pdf http://allafrica.com/stories/200612020001.html P minister my azz :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 15, 2006 It is really sad kuwa dowladda isku sheegaya meel ay kaga hadleen ma arkin arrintaan mana maqlin. Aaway dowlad ku sheegii Soomaaliya. Maxay uga hadli la'yihiin. Maxay uga aamuseen dhibaatooyinka loo geysanayey walaalaheen Soomaaliyeed? Malaha Melez baan weli amrin? Anigu waxaan qabaa awalba Geeddina Mukhalas buu ahaa dadka xambaara, C/llaahina dad la dilay waxba lamaba aha oo kulayl iyo qaboow kuma hayso. Aaway kuwii taageerayaasha waalan u ahaa TFG bal maxaad ku jawaabaysaan? nin aan shaqoba ku lahayn baa ka hadlay arrintaan ka dib markii uu dabcan ka xumaaday ayna dareen murugo leh ka muujiyeen Soomaalida degaankiisu. Welldone SEn Coleman Thanx for sharing this with us D_Letterman Quote Share this post Link to post Share on other sites