Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka S/land oo isagu duurxulay Weedho Suldaan Caddegude ku ganay M/weyne Muuse Biixio yeedhay

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan Guruuje iyo xildhibaan Cali Qaran oo isku jawaabay:-
Xildhibaan Cali Qaran “Cada Gudde waxaan leeyey Alle ka istiqfaar dalbo reer dhan oo sheikh iyo shariifba leh in aad ehlu naar ku sheegto ma aha af madax dhaqameed.
Alle madax dhaqameedka haynoo dhawro waa isha qudha ee Somaliland sodomeeyadaa sano ee ay soo jirtay ay ku dhaaftay qayrkeede, inta xumataliska ahna Alle ayeynu u baryeynaa in uu qalbiyadooda naxliga ka saaro.”
Xildhibaan Guruuje ayaa kaga jawaabay hadalkan
” Suldaan lama qardoofiyo caloow qof aanad gaadhayne .
Ha qaldamin qiyaas hadalka waa loo qotomiyaaye “.
cadegude-1.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this