Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda Itoobiya oo maanta ku kulmaya magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigree.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti ka kooban Madaxda dawladda deegaannada, Maayirada Diri dhaba iyo Addis ababa iyo weliba guddoonka xisbiga Barwaaaqo, ayaa maanta gaadhey magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigree.

Weftigan oo u hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo Aadan Faarax ayaa halkaas u tegay sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaaayeen xaalka gobolkii colaaduhu ka dheceen.

Madaxweynaha Tigre Getachow Reda ayaa soo dhoweeyey masuuliyiintan.

Kulanka maanta ayaa waxa ciwaan looga dhigay “dadku waa islaayaa dabadeed heshiiyaa”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this