Sign in to follow this  
Deeq A.

Erdogan oo ay xaalad caafimaad darro la soo daristay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maalinkii labaad baajiyay ololihiisa doorashada. Waxaa lagu waday inuu ka qeyb galo in uu ka qeyb galo furitaankii xaruntii ugu horeysay ee quwadda Niyukleerka .

Balse waxaa xilli dambe la shaaciyay inuu xafladda uga qeyb gali doono qaab muuqaal fogaan arag ah.

Maalintii salaasada ayaa la sheegay in madaxwayne inuu xanuun dareemay mar uu ka qeyb galayay wareysi telefishin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this