Deeq A. Posted April 27, 2023 “Suldaan Cada-gude iyo taliye Dabagale” Xoghayaha Cadaalada Waddani oo ka digay in ay isku dhacaan Booliska iyo taageerayaasha Suldaa Cadda-gude oo berri lasoo dhawaynaayo. “Suldaan Cada-gude waa hogaamiye dhaqan taageerayyaasha soo dhawaynayaa-na waxay u soo baxayaan soo dhawayn kaliya sidii horeba madaxda dhaqanka loogu soo dhawayn jiray . Somaliland soo dhawayn-ta Suldaan-kuna waxay u baahan-tahay Inaan la Siyaasadayn Iyo In laga Ilaaliyo wax kasta oo keeni-kara xaalad-abuur amni Suldaan-ka Iyo taageerayaasha u soo baxaya soo dhawayn-tiisa waxa ka mas’uula Ciidamada Booliska . Masuuliyada ugu saraysana waxaa iska leh Taliyaha Ciidamada Booliska Mr Dabagale masuuliyada booliska saaranina waa laba qodob oo kala ah 1. In Ciidamada Boolisku aanay saamaynin xaalad-abuur keeni kara isku dhac iyaga iyo dad-waynaha u soo baxaya soo dhawayn-ta Suldaanka. 2. Amniga Suldaanka iyo dadaka u soo baxaya soo Dhawayn-tiisa waxa mas’uul Ka ah oo wixii ka xumaada waxa laga xisaabtamaya dawlada gaar ahaan Ciidamada Booliska oo masuuliyada koowaad-na uu qaadanayo Taliyaha Ciidamada Booliska ee Somaliland Mr Saqadhi (Dabagale Qaran News Share this post Link to post Share on other sites