Sign in to follow this  
Deeq A.

Madax-dhaqameed ka yimid Muqdisho oo la kulmay Guddoomiyaha guurtida.

Recommended Posts

Deeq A.   

Salaadiintii u socotay dhexdhexaadinta colaada Laascaanood ee Hargaysa soo gaadhay oo la kulmay Guddoomiye Saleebaan.

Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, ee u socda in ay ka qayb qaataan xalinta colaada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa saaka tagey xarunta golaha guurtida Somaliland.

Madax dhaqameedkan ayaa xafiiskiisa ku booqday guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, kaasi oo la filayo inay ka wada hadlaan arrimaha colaada Laascaanood iyo sidii xal looga gaadhi lahaa soo af-jarida xaaladdaasi.

FB_IMG_1682495431283.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this