Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarad Calanka Somalia ku xardhan yahay oo Hargeysa ka degtay

Recommended Posts

Deeq A.   
32 Sanno kadib waxa maanta Hargaysa kasoo degtay diyaarad uu ku xardhan yahay calanka Buluuga ah ee Somaliya.
Somaliland horre meel adag ayay uga taagnayd calanka Somaliya iyo cidii wadataba.
343326215_1432556040482500_1684151296005
343300607_237791262175982_58810202780238

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this