Sign in to follow this  
General Duke

Naji in Hiiraan+ the new army of Somalia

Recommended Posts

Gen.Naaji & xubno kale oo gobolka Hiiraan ka bilaabaya diiwan galinta ciidamadii xooga dalka.

 

Baladweyne-11.July.2005 Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya Gen.Ismaaciil Qaasim Naaji, wasiir ku xigeenka wasaarada gaashandhiga ee DFKMG ah ee Soomaaliya Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere) iyo xubno ka mid ah baarlamanka KMG ah ayaa waxay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadaan hawl balaaran oo ku aadan sidii loo diyaarin lahaa oo diiwaan galin lahaa ciidamadii qalabka sidey ee Soomaaliya.

 

Xubnahan oo xaley ka tegey magaalada Jowhar ayaa waxay maanta gaareen magaalada Baladweyne waxayna socdaalkooda ku sheegeen mid ay ku bilaabayaan diiwan galinta ciidamada xooga dalka Soomaaliya, waxayna sheegeen in magaalada Baladweyne ay noqon doonto xarunta ciidamada Qaranka gaar ahaan wasaarada Gaashaandhiga.

 

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya Gen.Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa goor sii horeyey wuxuu sheegay in DFKMG ah ee Soomaaliya ay diyaarinayso diiwan galinta ciidamada isla markaana la aasaasi doono ciidamo gaaraya 10 kun.

 

Deeqo Nuur Cali

SBC Baladweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali government starts recruiting security force

 

By Ali Bile

 

 

MOGADISHU, July 9 (Reuters) - Somali President Abdullahi Yusuf has begun recruiting members for a security force to protect his new administration, despite angry opposition from powerful warlords in his cabinet, officials said on Saturday.

 

"It (recruitment) is officially starting today all over the country," said presidential spokesman Yusuf Ismail Baribari. "It is a friendly force that will protect the civilians and embark on social needs such as road construction and water supply."

 

Recruits will be screened and trained before they are enlisted in the police force, prisons or the army, he said.

 

Yusuf's Transitional Federal Government marks the 14th attempt to re-establish government in lawless Somalia since 1991, when a coalition of warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and the country descended into anarchy.

 

Formed after peace talks last year, the faction-riven interim administration was initially based in Kenya.

 

Yusuf returned to Somalia on July 1, basing his government temporarily in Jowhar, 90 kms (56 miles) north of the capital, Mogadishu, which remains too dangerous. He has said he will recruit and train militiamen to defend his government pending the arrival of regional peacekeepers.

 

But warlords in Mogadishu, some of them government members, have threatened to attack Jowhar if Yusuf takes troops there.

 

Rising tensions in the Horn of Africa country, which has been subject to a U.N. arms embargo since 1992, have prompted international donors to ask Somalis to refrain from hostilities.

 

Mohamud Abdullahi Jama, a Somali member of parliament, said the government's recruitment plans would further deepen rifts in Yusuf's cabinet and accused the president of recruiting only those who support him.

 

"We regard that as most unfortunate. What Somalia needs is reconciliation and peace," said Jama, who belongs to a faction that insists Yusuf's government should be based in Mogadishu, as stipulated in an interim constitution.

 

But Baribari defended the government's plans, saying the new force was not aimed at provoking a fight but to protect civilians and boost peace in the whole of Somalia.

 

"It is normal for every country in this world to have a national security force. It is a positive step forward," he told Reuters in Nairobi by telephone from Somalia.

 

Prime Minister Mohamed Ali Gedi travelled on Saturday to the town of Galkayo, some 735 km north of Mogadishu, to meet the president and discuss the security situation in the country, officials said. He was expected back in Jowhar later in the day.

 

Source: Reuters, July 09, 2005

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Start of new army recruitment

 

By KBC Reporter/BBC ( Sunday, July 10, 2005)

 

Transitional Federal Government of Somalia officials say that recruitment for the new national army has started in many regions of the country.

 

Deputy Defence Minister Umar Dheere said that recruits would be drawn from all the country's regions.

 

He said recruits would be encamped at military bases of Mahadaay, Abqaale, Buq-Goosaar, Ceel-Gaal, Luuq-Jeelow, Waajid as well as other camps in Lower Juba Region (southern Somalia).

 

Reports say recruitment and encampment of recruits have started in Puntland, with recruits streaming to Abqaale military camp near Gaalkacyo. A recruitment exercise has also begun in Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jen Naaji iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashandhiga oo berito magaalada B/weyne ka bilaabaya diiwaan gelinta Ciidamadii hore ee dalka

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya

 

Waxaa xalay magaalada Jowhar ka ambabaxay xubno uu ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Jen Ismaaciil Qaasim Naaji, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashandhiga Cumar Dheere iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaank, iyagoo ku sii jeeda magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan si ay halkaasi uga bilaabaan howlaha dowladda Federaalka Soomaaliya ka damacsan tahay Gobolka Hiiraan.

 

Wafdigan oo safar dhulka ah ku aaday B/weyne ayaa warar soo baxaya waxay sheegayan inay magaaladaas ka dhigan doonaan xarunta KMG ah ee Wasaaradda Gaashandhigga sida aan ka soo xiganay Saraakiisha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee Jowhar.

 

Jen Naaji iyo kuxigeenka Wasiirka Gaashandiga Mr Cumar Dheere waxaa u qorsheysan inay magaalada B/weyne ka bilaaban diiwaan gelinta Ciidamadii hore ee dalka, waxaana la sheegay in magaaladaas ay noqon doonta saldhiga Ciidamada Qaranka Soomaaliya.

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu soo dhisay dalka Kenya waxaa u qorsheysan in la qoro Ciidamo Qaran oo tiradooda la eg ilaa iyo Toban kun Askari, laakiin dad badan ayaa aaminsan in aysan Ciidamadaas waxba ka qaban Karin dalka sabab lagu sheegay tirada Ciidamada oo aad u yar.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this