Deeq A. Posted April 24, 2023 QIIME JABKA BULSHADEENA HEYSTA. HADDA MA BILAABIN. QABYLAADDUNA WAA HOYGA GUULDARADDA DALKEENA. BAL SAWIRKAN DIB U XASUUSO Labaddan weriye. Waxa Kitaabka Gacanta Loogu Saarey. Dood ey u qabanayeen Muuse Bihi iyo Musharax Ciro iyo Gud Feysal Cali waraabe. Nuxurka loo dhaarinayey waxey aheyd. Iyadoo labadoodda. Midna Ciro isku reer yihiin. Midna Muuse Bihi. labadoodaba waan aqaan. waa laba nin oo magaalo ku dhashey oo aan qabyalaaddan jecleyn. Balse xamasadii doorashadda iyo sidda loo kala shakiyey ayaa kitaab gacanta loo saarey iney dhex ka noqdaan tartanka doorashadii 2017 doodey habeenka u qabteen. Xirfadooddi laguma ixtraamin. Waxaase loo arkayey laba nin oo midba inaderkii hoosta kala socdo. Hadaba maanta Ilig Muuse Bixi wuu xidhey, Waxna kuma qabo. Dalkeenu waxu u bahan yahey in dareenka qabyaladda laga koriyo dhalinyaradeena. Xukumadii Madaxweyne Maanta kuwii doortey si kastaba haku tageeraane ayaa maanta dibadda meer ah. Hadaba maanta xageynu joogna. Bal is weydiiya. Ma dalbeynu dhiseyna. Ma reer mid ka adag baa jira. Waadinka arka Laascaanood. Dadka inta aragtida fog leh waxaan usoo jeediya. Xukumaddani wey fashilantee dalka aan badbaadino. Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News Share this post Link to post Share on other sites