Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xasan Shiikh – Maxay Dadku Uga Niyad Jabeen Dowladiisa?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha JFS Xasan Sh. Maxamuud markaa si wacan ugu fiirsato fariimhiisa oo dhan oo ay ugu danbeeyeen kuwii Ciidul-Fitriga, waxaa ka muuqda dadaal fara badan uu isleeyahay Soomaalida ku qanci dowladnimada, hadalo wanaagsan oo uu doonayo inuu quluubta dadka ku gaaro. Dhinaca ficilka, wuxuu dagaal aan qorshihiisa iyo dhamaadkiisa

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this