Sign in to follow this  
Deeq A.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Luuqad adag kula hadlay M/weyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   
Muuse Biixi, maanta oo u dambaysay madaafiic ayuu soo ridaayay, waxaanu leenay muuse wakhti yar ayaad haysataa ee deegaanadan iskaga bax, hadii aad ka bixi waydo taariikh xumo ayaad arki doontaa.
Cidii markii aanu dalkan joognay taladeeda wax naga waydiin wayday imikana anagu waxba ka waydiin mayno, taanu nidhaa ayaa shaqaynasa. Muusoow ta soconaysaa waa tayda.
Sool clan-na wuu xisaab tamayaa, hadalna dal laguma xoreeyo ee xabad ayaa xoraysa, reerka maanta ugu dhimasho bata ayaa berri la dhegaysanayaa”
Garaad Jaamac Garaad ismaaciil
garaad.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this