Sign in to follow this  
Deeq A.

Somali ka carartay Dagaalada ka socda Caasimada Suudaan Khartoum oo go’doomay

Recommended Posts

Deeq A.   
Dad badan oo ay ku jiraan Soomaali oo ka cararay colaadda caasimadda Suudaan ee Khartuum ayaa lagu soo warramayaa in ay baylah ku yihiin magaalada Qadaarif ee Suudaan oo ku taalo xuduudda Suudaan iyo Itoobiya, hal kaasi oo ay ku haysato cunto iyo adeeg la’aan maadaama aysan ka jirin xataa xawaalado ay eheladooda wax ugu diri karaan.
Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada xawaaladleyda waxa laga dalbanayaa in ay ka shaqeeyaan sidii ay gurmad iyo adeegyo ugu fidin lahaayeen Soomaalida Suudan ka soo baxaya.
May be an image of 7 people and street

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this