Sign in to follow this  
Deeq A.

Mooshin xilka-ka-qaadis Ra’iisal-wasaaraha Somalia oo la wado

Recommended Posts

Deeq A.   
Waxaa Caawa ilaa iyo Xalay Magaalada Nairobi ka Socda Mooshin kalsooni kala noqosho ee Xukuumada Ra’iisul-Rasaare Hamze Abdi Barre.
Mooshinkaan ayaa waxaa hor kacaya xubin ka mid ah Shir-Gudoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaano Saameyn Weyn ku leh Siyaasada Dalka kuwaas oo Dhaliilsan Xukuumada Ra’iisulwasaare Hamze.

 

May be an image of ‎text that says "‎Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Golaha Shacabka الفدرالية الصومال جمهورية الشعب مجلس The Federal Republic of Somalia House of the People Taariikh: ...... Ujeeddo: Kalsooni kala noqosho Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Anigoo ah Xildhibaan kursi lambarkeyguna yahay HOP #.: waxaan cadeynayaa inaan kalsoonidii kala noqdey Wasiirka 1aad ee Golaha Xukuumadda JFS, Mudane Xamza Cabdi Barre, si waafaqsan Qodobka 69aad xarafkiisa (e) ee Dastuurka kmg ah ee JFS iyo Qod. 75aad Keer-Hoosaadka Golaha Shacabka. Waxaa halkani ku lifaaqan dhammaan qodobada mooshinka ama galka eedeynta kalsooni kala-nogoshada Ra Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda FS. D#: Saxiixa: Tarikiha..23 Wa bilaahi Towiiq https://www.parliament.gov.so‎"‎

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this