Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maraykanka oo aad u amaaney Muslimiinta,Tahniyada Ciidan u diray……..

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden: “Waxa aan aad uga heley deeqsinimada muslimiinta ee ciidda, sida ay ugu hurayaan cuntada kuwa baahan [Zakaatu Fidri] sida ay maalintan u qurxiyaan guryahooda, hadiyado u siiyaan eheladooda, iyaga oo xirta dhar cusub oo booqda qoysaska iyo asxaabta, waxa ay qurxiyaan meel kasta waa dad farshaxan iyo aqoon leh gaar ahaan kuwa dalkeena. Iid wanaagsan ayaan idin leenahay ani iyo xaaskayguba.”
May be an image of 1 person
All reactions:

1.5KIbrahim Farah Muhumed and 1.5K others

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this