Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muuse Biixi oo Weedho xasaasiya ku ganay Garaad Jaamac,kana hadlay Xaallada Laascaanood & Ciidanka

Recommended Posts

Deeq A.   
“Waxaan lee yahay dadka Somaliland ee reer Sool ah in colaadaa la joojiyo oo aynu ku dhammayno wada hadal, colaad kastaana way dhammaataa tanna waa kugu dhimay oo kaa dhimay……..Ciidanka Qaranku wuxuu daafacayaa xuduudii uu jeexay Garaadka maanta dagaalka gala leh Aabihii, oo adeerkii saxeexay” madaxweyne Biixi.
May be an image of 2 people and dais

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this