Sign in to follow this  
Deeq A.

Caalamul Islaami oo Maanta Looga Dabaal Degayo Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidri

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta si isku mid ah caalamul Islaami looga dabaal degayaa munaasabadda Ciidul Fidriga oo maanlitii koowaad ay tahay maanta, waxaana bulshadu yihiin kuwa iskugu marxabaynaya.

Dowladda Federalka Soomaaliya oo xalay shaacisay inta badan in laga arkay dalka gobollo kamid ah ayaa waxaan jirin khilaaf ka taagay sidii hore u dhici jirtay Soomaaliya ayaa maanta laga ciidayaa.

Madaxda ugu sareysa dalka federalka iyo dowlad goboleedyahada ayaa bulshada caasimadda Muqdisho iyo kuwa maamullada kula tukaday salaadda ciida meelo kale duwan oo loo asteeyay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this