Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro oo hambalyo u diray shicibka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa munaasabada ciidul fadriga waxa hambalyo u diray dhamaan shicibka Somaliland gobol kasta iyo degmo kasta oo ay dalka iyo caalamkaba kaga suganyihiin.

Isaga oo Ilaahay uga baryay in uu bishii ramadaan ee aan soo soonay uu Ilahay inaga aqbalo dhamaanteena uu ciidkaas ciidkiisa inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this