Sign in to follow this  
Deeq A.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Jubbaland oo Amrro Dudhigay Hey’adaha Fulinta

Recommended Posts

Deeq A.   
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland waxa uu farayaa Hey’adaha Sharci Fuliyaasha in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo baarista eedeysaneyaasha ku xiran goobaha sharcigu u asteeyey sida Saldhigyada, Rugaha iyo Xabsiyada, sida lagu shaaciyay qoraalka kasoo baxay xafiiska.

No description available.

No description available.No description available.Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this