Sign in to follow this  
Deeq A.

Uk oo safiir cusub u soo magacaabay Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   
Boqortooyada UK ayaa Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya, Michael Nithavrianakis wuxuu beddeleyaa haweynadii Kate Foster, isaga oo xilka la wareegaya bisha Maay.
Waa diblumaasi sare oo 12 sanno u shaqaynayey dalkiisa, balse waa markii u horraysay ee uu noqonayo Danjire, wuxuu hadda ahaa Qunsulka Guud iyo Agaasimaha Ganacsiga Safaaradda UK ee Milan ee Talyaaniga.
Pakistan, Afgaanistaan,Sucuudi Careebiya, Gaana iyo Guriigga ayuu sidoo kale ka soo shaqeeyey.
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this