Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Ingiriiska oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
s300_Mike_Nithavrianakis.jpg?resize=300%

Dowladda Ingiriiska ayaa soo magacowday danjire cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo beddelaya safiirkii hore Ms. Kate Foster

Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u magacowday Mr. Michael Nithavrianakis in uu noqdo safiirka cusub ee u qaabilsan Soomaaliya.

Mr. Nithavrianakis oo ah dibloomaasi rugcaddaa ah ayaa hore uga soo shaqeeyay dalal ay kamid yihiin; Pakistan, Ghana, Sacuudiga Carabiya, Talyaaniga iyo Giriiga.

PUNTLAND POST

The post Dowladda Ingiriiska oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this