Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Dowladda oo Markale Din U Qabsaday Deegaanka Galcad

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada dowladda federalka oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa dagaalamayaasha Al-shabaab kala wareegay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud oo hore uga soo baxeen ciidanka horaantii sanadkaan 2022

Kadib markii howlgalka uu soo idlaaday ayaa waxaa gaaray deegaanka xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federalka, iyagoo  bulshada deegaanka u sheegay in ciidanka dowladda aysan dib uga laaban doonin Galcad.

Ciidanka dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa Galcad hore uga baxay, kadib weerar ka dhacay oo lagu dilay taliye ku-xigeenkii ciidanka Danab, waxaana markaan ay noqonaysaa markii labaad ay galaan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this