Deeq A. Posted April 17, 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo muddooyinkii danbe safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta dib ugu laabtay Garoowe. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalalka Ethiopia, Kenya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa soo dhawayn loogu sameeyay Garoowe. Madaxweynaha Puntland waxaa kusoo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda Puntland ee Garoowe General Maxamed Abshir, Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Karaash iyo Masuuliyiinta kala duwan oo ka tirsan Goleyaasha dowladda. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo maanta dib ugu laabtay Garoowe appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites