Deeq A. Posted April 17, 2023 Alle ha u naxariiste waxa Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Caawa Sheekh Maxamuud Maxamed Suufi Muxumed, Wasiirkii Hore ee Diinta iyo Awqaafta Somaliland. Sheekh Suufi ayaa ka mid ahaa Culimada waawayn ee Somalialnd. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites