Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan hore Aadan Muxumed Hoori (Mataan) oo Hargeysa ku geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee waxa goor dhaweyd ku geeriyooday Magaalada Hargaysa Aadan Muxumed Hoori(Mataan) oo ka tirsanaa mudanayaashii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland.

Marxuumka ayaa in muddo ah ku xannuusanayey Magaalada Hargaysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this