maakhiri1 Posted April 24, 2023 13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Maakhiri, there are too many polluting bajaajley in Xamar haddii run loo hadlo. However, this mashruuc by dhiigyacabka damxaraash want inay mashruuc ka sameystaan bajaajleyda, by making them repaint into vehicle As and Bs, which are supposed to work in different days. Laakiin dhaqaalo ayaa laga sameeyo la rabaa. Laakiin xaalka bajaajleyda is unsustainable. Tarsan ayaa eedaas leh, he was the first to import these polluting, second-hand mootooyin to Xamar in 2013. Mootooyin laga mamnuucay dalka in late 1960s ayuu noo soo celiyey. Balaayo. Saxb, dad yar oo nool baa 1960s ahaun, oo hal dawlad leh, maanta bajaaj is biggest employer, and provides meagre income to thousands, why bajaaj, cheaper to acquire, cheaper to run, So it is not solution to shut down these without providing alternative employment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 25, 2023 Handadaad moooryaanimo. Waa dadkee shalay isla jireen: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 27, 2023 How come ergey shalay la magacaabay already has an office like this? Wasiirada qaarkood oo soo wasiirro u ah wasaarado sanadooyin soo jiray ma laha xafiis saan camal ah. Already lacagta ayaa lagu cunaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 27, 2023 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: How come ergey shalay la magacaabay already has an office like this? Wasiirada qaarkood oo soo wasiirro u ah wasaarado sanadooyin soo jiray ma laha xafiis saan camal ah. Already lacagta ayaa lagu cunaayaa. What will ministers do? Too much overlapping and redundancy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 1, 2023 He is openly admitting blatant nepotism and masuqmaasuq. Did he ever hear conflict of interest? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites