Sign in to follow this  
General Duke

Security forces shutt down parts of Mogadishu....

Recommended Posts

Ciidamada madaniga Muqdisho oo caawa bandow kusoo rogay xaafdo dhowr ah {Ciidamada qalabka sida oo ay arrinkaa gacan kaga helayaan}

 

Markii ugu horeysay ayaa cawa in badan oo ka mida xafadaha magaalada Muqdisho waxaa ka hirgalay bandow aysoo rogeen ciidamada madaniga ah oo sida ay saraakiishoodu sheegeen gacan ka helaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed kuwooda magaalada kusugan.

 

Markii ugu horeysay ayaa cawa in badan oo ka mida xafadaha magaalada Muqdisho waxaa ka hirgalay bandow aysoo rogeen ciidamada madaniga ah oo sida ay saraakiishoodu sheegeen gacan ka helaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed kuwooda magaalada kusugan.

Laga billlaabo Tree Piano,Tribuunka,Isbital Banadir ilaa iyo Ex control Afgooye ayaa caawa uu bandowgasi ka jiraa sida uusheegay afhayeenka ciidamada madaniga ee bandowgan soo rogay oo lagu magacaabo Maxamed jaamac mar uu goor dhoweyto Saxaafada kula hadlaybar kontorool oo ku taala agagaarka Hotel Nasa Hablood e magaalada Muqdisho.

"Waxaanu cod dheer ku sheegeynaa in aan la ogolayn wax dhaq dhaqaaqa ahdeegaanada aanu bandowgan caawa kusoorognay"ayuu yirir Afhayeenka ciidamadan oo lagu magacaabo Maxamed Jaamac oo intaana sii daba dhigay "dowladdu wasy na ogtahay wada shaqeyn ayaana la leenayah ciidanka xoogga dalka iyo Itoobiyaaanka ah".

Deegaanada ay ciidamo deegaameedkani caawa bandowga kusoorogeen ayaa ah meelaha ugubadan ee laga weerari jiray xarumaha ciidanka xoogga dalka iyo waliba meelo uu ka mdi yahay Hotelka Ambaasador oo dhowr jeer ay kooxaha qarandiidku weerareen.

Afhayeenka ciidamadan madaniga ayaa sheegay in ay doonayan in ayka hortagan weeraro ay kooxaha qaran diidkuka qaadaan deegaandooda,si la mida sida ay sameeyeen xaafadaha Muqdisho intooda badan.

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by LayZieGirl:

Ninku wuu qafiifay. Dabeel maa ku martay markaad yareed, ^?

There's no need to get personal; if you got nothing to say about the article, better not make a comment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

better not make a comment

Comment such as the above one is needed when individuals go lala land in here, and many more will come, I promise.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good development, this people are only defending themselves, their livelihoods and loved ones.

 

It was about time for the residents to create neighbourhood watch zones and actively patrol their neighbourhoods and take out the criminal elements that exist in their neighbourhoods.

 

Good development people are now understanding what is in their advantage and thus co-operating with the government to better themselves by first engaging in changing the security feature of their local neighbourhoods, way to go and I wish them good luck inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this