Liibaan Posted May 16, 2010 Labo tikniko ah oo cararkii isku dhacay degmada widhwidh Ciidamo taabacsan Somaliland oo ay wataan horgalo laaluushqatayaal ah oo reer ssc ah ayaa isku dayey inay gacan ku haynta degmada widhwidh la wareegaan balse iska caabin aanay meesha ka filayn ayay kala kulmeen shacabka degmadaas Shacabka ku dhaqan magaalada widhwdih ayaa yagu la soo wada baxay dhamaan wixii ay hub haysteen yagoo u diyaar garoobay sidii ay magaalada dooda u difaaci lahaayeen Mar aanu la xidhiidhnay degmadaas ayaa naloo xaqiiyey in ay isku dheceen labo gaadhi oo ah kuwa dagaalka yadoon la ogayn khasaaraha kazoo gaadhay isku dhaca labadaas gaadhi dhanka kale waxaa warku intaas ku darayaa in ciidamada masoo jeestayaasha ee ssc ay wadaan abaabul xoogan kaas oo la xidhiidha sidii Somaliland looga buufin lahaa deeganada ssc Sarmaanyo News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 sidii Somaliland looga buufin lahaa deeganada ssc .... Quote Share this post Link to post Share on other sites