Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiis Sadex Geesooda oo Dawladaha Itoobiya,Talyaaniga & Somalia ku dhexmaray Adis-ababa

Recommended Posts

Deeq A.   
Dowladda Talyaaniga ayaa Iskaashi iyo Maalgashi ka samaynaysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya gaar ahaan dhinacyada Kaabayaasha Dhaqaalaha, sida lagu sheegey war ka soo baxay kulan saddex-geesood ah oo AddisAbaba ku dhexmaray Raysal Wasaaraha Talyaaniga, Giorgia Meloni, Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed & Madaxweynaha JFS, Xasan Shiikh.
341398174_232347082797130_25908812560072
340934533_1298592174337756_9182746083614

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this