Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay soo af-jartay guud ahaan ciidamadii gaarka ah ee deegaannada kala duwan.

Recommended Posts

Deeq A.   
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay soo af-jartay guud ahaan ciidamadii gaarka ah ee deegaannada kala duwan.
Taliyaha Guud ee ciidamada Difaaca, Field Marshal Berhanu Jula ayaa sheegey in hadda ka dib ciidanka Qaranka Itoobiya ay keliya ahaan doonaan; Millateri, Booliis Federaal ah iyo Booliiska gobolka balse aysan jiri doonin xooggag kale oo ka amar qaata madaxda Is-maamullada.
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this