Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Biixi oo shaaciyey Cadadka Lacagta uu u qoondeeyay Doorashooyinka Sanadkan,Mudo-korodhina…….

Recommended Posts

Deeq A.   
“ Dawladu waxay sanadkan u qorsheysay lacag dhan 10 Milyan oo dollar doorashooyinka .
Kalitalisnimo iyo muddo-korodhsi waa sheekada siyaasiyiinta, anigu ma aaminsani taa…”
Madaxwayne biixi, wuxuu intaasi ku daray in aanuu diyaar u ahayn in uu muddo kordhin kursiga kusii fadhiyo.…
May be an image of 1 person and text that says 'EYE ON AFRICA FRANCE 24 2'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this