General Duke Posted May 1, 2007 Magaalada Burco Oo Calanka Soomaaliya Guryaha Qaarkood Laga Taagay Burco(Jidbaale.com):-Warar ay noo xaqiijiyeen xubno ku sugan magaalada Burco ee caasimadda Gobolka Togdheer Soomaaliya codsadeyna in aan magacyadooda la shaacin ayaa sheegay in saaka mar qudha lagu waa bariistay Calanka Soomaaliya ee Buluugga ah oo ka dul babanaya guryaha Burco qaarkood. Waxayna intaasi uu ku dareen in guryaha laga taagay Calanka ay ku yaallaan galbeedka magaalada Burco Xaafadda loo yaqaano Carta oo ay u badan yihiin beelaha .........Waxaa kale oo magaalada Burco maalmahan aad ugu soo badanayey taageerayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya, oo tan iyo maalintii ay gacanta ku dhigtay magaalada Muqdisho ay soo badanayaan dadka taageersan Dawladda, gaar ahaan Xaafadda galbeedka magaalada Burco. Maaha markii ugu horraysay ee magaalada Burco laga taageero dawlad midnimada Soomaaliya u taagan, waxaa hore looga taageeray xaafado ka mid ah magaalada Burco Dawladii C/qaasim, iyada oo maayarkii xilligaasi uu ka taagay magaalada Burco Calanka Buluugga ah, markii danbena u fakaday dhinaca Muqdisho. Burco G/Togdheer Jidbaale.com Soo diraha: radiossc Sool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 1, 2007 LooooooooooooooL.....Badacas maad rabtaa dhiig kar inaad ku ridid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 1, 2007 The news keeps getting better saxib, by the minute. There is only one country and one governemnt. Wave the flag people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 1, 2007 That is fine with me. I live in the U.S, and I have the Somaliland flag infront of my balcony. loool This is free world abti. lol@ the hidden identity, masakiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 1, 2007 ^^^Runta Sheeg ninyahow buluugeey Burco lalanayo hurda la, aan kuu kayni karaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 1, 2007 ^You mean in that little house located in the corner of Carta neighborhood. come on man. Burco is a huge city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 1, 2007 Caruu la gogo'ayaa Red, waa free country kuya lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lake Posted May 1, 2007 LOOOL...This guy is entertaining atleast. Reer Burco are the most hardcore advocates for Somaliland recognition. Take a break this summer..Go there Duke. See it yourself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 1, 2007 did't the people of borame use to greet egal with the Somali flag? I can't wait tel reyale leaves office! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 1, 2007 Originally posted by General Duke: Waxaa kale oo magaalada Burco maalmahan aad ugu soo badanayey taageerayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya, oo tan iyo maalintii ay gacanta ku dhigtay magaalada Muqdisho ay soo badanayaan dadka taageersan Dawladda, gaar ahaan Xaafadda galbeedka magaalada Burco. Burco G/Togdheer Jidbaale.com Soo diraha: radiossc Sool Paragon, You know I simply recycle this kinda of news, specially the highlighted part. It has the smell of 'lies' all over it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lake Posted May 1, 2007 You guys are so obessed with SL. Somalia doesn't need SL to move forward..You guys are giving SL too much credit. If group of people don't want to be with a party then so be it..BYE. Go with what you got. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 1, 2007 ^^^how do you determine that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 1, 2007 Lol Red. Well, we are all in it for the show . Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 1, 2007 ^looool....this topic is really filled with some life innit? Me too. We are missing one guy though, Oodweyne. Stay tune ooda ayuu soo jabsan doona pretty soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites