Sign in to follow this  
Deeq A.

Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka oo laga Ogolaaday kor u qaadista Eedaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Minneapolis ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka’ ee ogolaata in Adaanka shanta salaadood laga sii daayo masaajidada.

Markii hore, xeerarka dhawaqa ee magaaladu waxay ka hor istaagi jireen masaajidada inay si toos ah u sii daayaan adaanka salaadda subax iyo fiidkii.

Duqa magaalada ayaa la filayaa inuu saxiixo qaraarkan cusub maalinta Isniinta ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this