Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo Shiinaha ku eedaysay in uu weerar ku yahay Taiwan.

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu weerar ku yahay Taiwan.

War ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ku baahisay barteeda Twitter ka ayaa lagu sheegay in Shiinuhu u wado duullaan ka dhana Taiwan oo la qaddiyada Somaliland.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay Somaliland garab taagan tahay Taiwan oo ah dal Dimuqraadiya.

Warkan ka soo baxay Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli uu Shiinuhu hawl gal wado meel aan ka fogayn Biyaha gacanka Taiwan isla markaana laga baqe qabo in uu weerar ku qaado.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this