Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Jarmalka oo 48 saacadood u qabtay in ay dalkeeda kaga baxdo safiirka waddanka Jaad

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Jarmalka ayaa 48 saacadood u qabtay in ay dalkeeda kaga baxdo Maryama Cali Muuse oo ahayd safiirka waddanka Jaad u fadhiday dalka Jarmalka.

Baarliin ayaa sheegtay in tan lagaga jawaabayo tallaabadii ay dawladda Jaad toddobaadkii hore ku eriday danjirohoodii Gordon Kricke, kaas oo lagu edeeyey in uu u dhaqmay si ka baxsan Diblumaasiyadda iyo shaqadii loo igmaday.

Tallaabadan ayaa cirka kusii shareeri doonta khilaafka Diblumaasiyadeed ee labada dal.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this