Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 Maxamuud X, Cumar Camay oo Hargaysa Galay Wednesday, March 17, 2010 Wararka naga soo gaadhay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka riyaale ayaa sheegaya in uu halkaas gaadhay Maxamuud Xaaji Cumar Camay. Warku wuxuu sheegaya in arintan uu aad uga shaqeeyey madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/samad Cali shire isla markaana sadex maalmood ka hor laga anbabixyey Garoowe ka dib xidhiidh dhexmaray C/Samad iyo Riyaale. Qorshahan ayaa waxaa ujeedadiisa lagu sheegay in uu Maxamuud X, Cumar jago wasiirnimo u helo wiil uu adeer u yahay oo dhawaan waayey xubinimada Golaha Khusuusida. Wuxuuna qorshuhu ahaa in wiilka wasiirnimada looga qaado ina Faarax Faruur oo lagu bedelo wiilka ina camay adeerka u yahay taasna uu is hortaagay Faroole oo uu ka diidey C/Samad oo qorshaha watay. Waxaana si loo qanciyo Maxamuud X, Cumar loola hadlay Riyaale kaasoo balan qaaday in uu odeyga dejin doono xag dhaqaale ama xaga xilka mid uun. Dhawaan ayey ahayd markuu Idaacada VOA da ka hadlay Maxamuud X, Cumar uuna halkaas ka Aflagaadeeyey Madaxdhaqameedka isagoo sheegay in shirkooda ay ku doonayaan urursi lacageed. Waxaana arintaas si weyn uga jawaabay Dadweynaha reer Buuhoodle oo banaanbax sameyey weerarna ku qaaday guriga uu Buuhoodle ku lee yahay Maxamuud X, Cumar. Isku soo wada duubo xidhiidhka labada maamul Garoowe iyo Hargaysa hada wuxuu maraya in ruuxii jago ama lacag ka waaya Garoowe Hargaysa loo diro isla markaana waxaa wada shaqayntooda ay sii kordhaysaa maalinba maalinta ka danbeysa. Hamse MohamedAbdi wya2007@hotmail.com Somaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 17, 2010 ^^^ lool anothe desperate secessionist. The Garad's are in Garowe today, you cam have all he desperate politicians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2010 This guy is an caaqil He is well known His name is Maxamuud Xaji Cumar camay he is from buhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 18, 2010 ^But he is an EX-CANDIDATE!! That means he wanted but wasn't selected to be a member of the Khusuusi so he doesn't count. Next time, post a news that is worth of being posted adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 18, 2010 When he was garoowe he said "shirka buurwadal puntland ayaa lagu burburinayaa" hada muxuu hargeysa kadhihi? somaliland baa laburburinayaa? This kind behavior will not work any more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted March 18, 2010 Hargeisa waxay noqotay meel faduuli ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted March 18, 2010 Originally posted by Duufaan: When he was garoowe he said "shirka buurwadal puntland ayaa lagu burburinayaa" hada muxuu hargeysa kadhihi? somaliland baa laburburinayaa? This kind behavior will not work any more. Duuf, does that apply for Salesman Xaar-latoos who was not long ago a candidate for Puntland's elections? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 18, 2010 ^ loool xaar-latoos, xajina wuxu uu bixiyay xaglajiife, perhaps I underestimated this guy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 18, 2010 Yes, Naxar N, you underestimated the obama of Somalia Hoogaamiye Suleiman Ciise Xaglotoosiye, just like many Americans underestimated President Obama Dictator riyaal ah xaarweyne, 76 years old warlord Siilaanyo wa xaar cune, Ayoub afxaar, caydaadu cid ee wax yeelaso majirtu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2010 Originally posted by 'Dalmar': Yes, Naxar N, you underestimated the obama of Somalia, just like many Americans underestimated President Obama Dictator riyaal ah xaarweyne, 76 years old warlord Siilaanyo wa xaar cune, Ayoub afxaar, caydaadu cid ee wax yeelaso majirtu waad cadhootaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 18, 2010 Anuu ma cadhoodo, waxaan ogahay kuwa maangaab ah sida ayoub oo kale, inay ka buuxaan SOL Xaji, habeen iyo maalin maxaa ka faidasaa in aad ka shaqeesid xasarad iyo cadaawad qabiilada kale cuqdada iska saar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2010 Maya sxb anigu cadawad iyo xasarad xumaan kama shaqeyo Dadka Somaliland oo dhan adigu aad ka mid tahay na aad baan u wadda jecelahay waxan anigu rajeynaya inay garaadada oo dhani ay guryahoodi laascanood iskaga so noqdan intay maalin ba heshis walaan la galayaan faroole. dhulkina iyo dadkiina iska imaansada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 18, 2010 Sii soco, soo soco season ayaa la gaarey miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 18, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Maya sxb anigu cadawad iyo xasarad xumaan kama shaqeyo Dadka Somaliland oo dhan adigu aad ka mid tahay na aad baan u wadda jecelahay waxan anigu rajeynaya inay garaadada oo dhani ay guryahoodi laascanood iskaga so noqdan intay maalin ba heshis walaan la galayaan faroole. dhulkina iyo dadkiina iska imaansada Show malaha haddii daraawishtu raacdo Somaliland madaxbanaanida ay rimmantahay way dhalilahayd, illeen waa raggii maali jirey bahasha e. Sheekadii gabadhii foolatay ee abaheed iyo walaaleheed mudatay, diidayna inay ka dhaliyaan ilmaha sow taadu uma eka, xaaji . Gooray labadii lugood isku maratay, oo wax walba detay soow tii ilaahay amarkii mid waa qabi jirey bari kasoo muuqday maaha. markii lays bariidiyey ka dib, oo loo sheegay in qoftii asli ahayd ay isku dhimman rabto saw asagii ku dhaqaaqay xaggeedii maaha. aakhirkii asagaa dhaliyey, wiilbayna dhashay . Dalmarow, bal xaajiga waa intaasoo wiil u dhashaayye'e codsigiisa tixgeli, kolaad wiilka iyo gabadhaba dib usoo celisid idinkoo is raba oo layska raali yahaye'e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 18, 2010 the website has new imformation about this man. Dib u Sixid Warkii Max'ud X, Cumar Camay Thursday, March 18, 2010 War xalay ku soo baxay Shebekeda Wararka ee SSC Horufadhi.com oo ku saabsanaa In Maxamuud Xaaji Cumar Camay uu galay Hargaysa isla markaana xil u raadshey Wiil uu adeer u yahay. Hadaba markii Baadhitaan dheer la sameeyey ayaa waxaa shebekedu ku ogaatey in uu Caaqilku Joogo magaalada Burco asaga iyo Baabul oo ah ninkii la sheegay in uu wasiirnimo la raadinay, Warku wuxuu intaas ku darayaa in aysan halkaas u tegin arimo Siyaasadeed ee ay u gaadheen Arimo qoys oo ay ka mid yihiin Dhaxlid iyo Iibin hanti halkaas ka taala Qoyskaas. Waxaa goob joogihii ku sugnaa Hargaysa uu u dhigay in ay labada odey u socdeen jago raadsi taasoo wax ka soo noqdeen ka dib markii la xaqiijiyey in aysan u socon Hargaysa ee ay ka soo noqonayaan Burco. Warbixinta Weryuhuna uu ka soo xigtay dad ku sugan Hargaysa kuwaasoo u qaatay in maadaba Nin reer Camay ah yimid Burco uu u soo socdo Hargaysa. Isku soo wada duubo dhamaan dadkii aan la xidhiidhnay kuna sugnaa Hargaysa iyo Burco waxay xaqiijiyeen in uu Caaqil Maxamuud X, Cumar joogo Burco. Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites