Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay booqasho ku tegay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres, saaka booqasho ku tegay Muqdisho iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.

António, ayaa la kulmi doono madaxda Soomaaliya sida madaxweyne Xasan Sheekh, waana markii labaad ee uu Muqdisho yimaado.

Garoonka Muqdisho iyo waddooyinka muhiim ka ah ee Muqdosho ayaa loo xidhay wafdiga Xoghayaha Qaramada midoobay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this