Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghaya Guud ee QM oo Booqday Xeryaha Barakayaasha Magaalada Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada magaalada Muqdisho ayaa Baydhabo, waxaa garoonka diyaaradaha, iyadoo siiweyn loogu soo dhoweeyay.
 Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Marwo Shamso Maxamed Yarow, Wasiirka Gargaarka, Wasiirka Dekadaha, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa qeyb ka ahaa.
Mr Guterres ayaa booqashadiisa la xiriirta u kuurgelidda Arrimaha bani’aadanimada iyo taageerida howlgalka ay hoggaamineyso dowladda Federaalka ee la dagaalanka Al-Shabaab, waxaana uu booqday xeryha ay ku nool yihiin dadka barakacaayaasha ah ee Baydhabo.
Xoghayaha ayaa sidoo kale waxaa booqashadiisa qeyb kala ah wasiirka arrimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi, waxaana uu booqday kumaan qoys, kuwaas oo kasoo qaxay abaarta iyo dagaalka Al-shabaab oo degan magaalada Baydhabo.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada magaalada Muqdisho,  ayaa shir’jaraaid ay wadajir u qabteen isaga iyyo madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay u baahantahay Gargaar dheeraad ah.
May be an image of 2 people and aircraftMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people and mosquito netMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 7 people and text that says 'CPU'May be an image of 5 peopleGoobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this