Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Geelle oo Qasriga madaxtooyada Dalka Jabuuti ku qaabiley….

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa gelinkii dambe ee maanta, ku qaabilay Madaxtootayada, ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan wada-hadallada Somaliland Cabdikariim Xuseen Guuleed.
Jabuuti ayaa kamid ah dalalka daneynaya in Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ay dalkeeda ka qabsoomaan, maadaama ay horeyba dalkeeda uga dhaceen kulamo hore.
339443196_226976436659195_15582712736979
339487313_1095681767812572_2873095494603

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this