Deeq A. Posted April 10, 2023 Kacdoon weyn ayaa ka socda ismaamulka Amxaarada Itoobiya, ka dib markii dhawaan ay dowladda Abiy Axmed shaacisey in ay kala dirayso ciidamada gaarka ah ee deegaannada Itoobiya – tallaabada oo ka cadhaysiisey ismaamullada oo dhan oo uu ku jiro kan Soomaalida. Ka sokow mudaharaadyo ka socda magaalooyinka Amxaarada, Ciidamada maamulkaasi ayaa sameeyey kacdoon; iyaga oo madaafiic kala duwan laga maqlay magaalooyinka Gonder iyo Koobo. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites