Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo la kulmay saraakiil ka socotay Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1681032539194.jpg?resize=720%2C48

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga.

Kulankan ayaana daarnaa sidii loo dar dag galin lahaa tababarada iyo tayeenta Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo sidii loo sii wadi lahaa tababarada ay siiyaan Ciidanka Boliiska Gaarka ah ee Haramcad.

Saraashiishan oo ka socday Turkiga ayaa Sheegay in ay ka go’antahay dar dar galinta tababarida iyo tayeenta Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub axmed Firin ayaa kaga mahad celiyay Saraashiisahan iyo Dolwada dooda sida ay ugarab taagan yihiin tayeenta iyo Taba barada Ciidamada Soomaaliya Gaar ahaan Ciidamada Booliska ah ee Haramcad.

PUNTLAND POST

The post Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo la kulmay saraakiil ka socotay Turkiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this