Sign in to follow this  
Deeq A.

Wiil uu liqay dhaam ku yaala Hargeisa oo ciidanka dab damisku soo saaareen

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1680985291555-620x264-1-300x128.j

Ciidamada Dab-damiska ee Magaalada Hargeysa
ayaa ku guulaystay in ay soo saaraan meydka alle ha u naxariistee wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Dhoobo oo uu liqay Balli ku yaala dhinaca Koonfureed ee Magaalada Hargeysa .

Ciidamada ayaa sheegay in marxuumka dhoobada hoose ee balligu ku dhagtey baadhitaan dheer ka dibna ay heleen meydkiisa, iyada oo goob joog ay ka ahaayeen ciidamada boolisku.

Ugu dambayn ciidanka Dab-damiska ayaa bulshada u soo jeediyey in ay ka digtoonaadaan xilli roobaadyada Dooxyada,Balliyada,Xadhkaha laydhka iyo dhamaan wax kastoo Khatar ku ah nafta iyo maalka muwaadiniinta.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this