Sign in to follow this  
General Duke

Somali PM rebukes Eritrea [about time]

Recommended Posts

nuurcade2.jpg

 

R/wasaare Nuur oo digniin u jeediyay xukuumadda Eritrea

 

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 18-Desember-2007

 

Ra`isul wasaare Nuur Cadde ayaa uga digay dowlada Erateriya fara galnta soo noqnoqtay ee armaha Soomaaliya sida uu hadalka u dhigsay.

 

Eedeyntaani oo noqoneysa middii ugu horeysay oo ka soo yeerta Nuur Cadde tan iyo markii uu qabtay xilkaasi ayaa ku booriyay xukuumada Asmara in ay ka waan toowdo joogteynta falalka ay ku dooneyso in ay ku dhiciseyso dadaalada nabad ku soo dabalida Soomaaliya.

 

Wareysi uu siiyay wargeys ka soo baxa dalka Itoobiya ayuu ku yri?kaalinta Erateriya ee mantiqada in muddo waxa uu ahaa mid mantiqada dib u celinayay.

 

Nuur Cadde ayaa ku adkeeyay madaxweynaha Asmara in fra galinta aan mar marsiyada laheyn ee Soomaaliya uu ku hayo uu joojiyo sida uu u yiri Mr.Cadde.

 

Waxa uuna amaanay wasiirka koowaad ee golaha wasiirada dowlada KMG dadaalada nabad soo celinta Soomaaliya ee ay wadaan dalalka Itoobiya iyo Uganda oo ciidamo ay leeyhiin hataan joogan Soomaaliya .

 

Mr Cadde ayaa carabka ku adkeeyay in dowlada KMG ah ay ku guuleysatay in nabad dalka lagu soo dabaalo iyadoo o kaashaneysa cidamada Itoobiya iyo kuwa Uganda.

 

Ma jiraan wax war ah oo illaa iyo haatan ka soo baxay dhanka Asmara oo ku aadan eedeeynta Nuur Cadde .

 

Xigasho: http://www.alkhaleej.co.ae/

 

Maryama Xuseen Axmed

seymuun@hotmail.com

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this