Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska Muuse Biixi ayaa saaka oo Jimce ah mar kale abaabul weerar ka wada duleedka Laascaanood.

Dhaq dhaqaaqa ciidamada Somaliland oo isu diyaarinaya weerar horleh ayaa saaka laga dareemaya jiidda Laascaanood.

Wararka ayaa tebinaya in ciidamada Somaliland ay saacadaha soo socda qorshaynayaan weerar ka culus kuwii hore.

Taliska Korneyl Biixi ayaa Sabtidii hore weerar xooggan ku qaaday Laascaanood si uu dib ugu qabsado inkastoo uu ku fashilmay.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this