Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 26, 2009 Originally posted by Najmudin: If you guys noticed they edited the word "playboy" to "playbyy". These guys definitely know what the word means. LOL I am not xeeldheere yaqaano waxyaabahaas like our residents-in-chief, such as Duceysane iyo Che, but I guess that's playboy's bunny logo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 26, 2009 ^Nagadaa ninyahow, you were more specific than me in the description of that image on the rifle. Cara...Touche, but then comes the question, why would you wanna see Hugh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 26, 2009 LOOL Y'all. I guess that explains how ignorant I am of that thing. Good for me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 26, 2009 Meji adu ma suufi baa tahay adeer? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted May 26, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Nin baa laga hayay "Alla maxaa dhakh nebiga baratay" ,,, Aar ninyo waali casidaa, show iska abu jeerrin baad aheyd JB . Dadka qaar baa yidhaa somalidu wey isku dayataa, oo hadaad maanta tukaan yar oo saalada geela iibiya furatid magaaladuba saalo iib ayey wada bilaabasaa. Imika bal eeg timo weyntan, meel eey shabaab iyo rag adagi isku heystaan ayey kuwani imika tusbax la dhex ordayaan. waxan garan waayey xagey qalbiga lagu dagaalamyo eey ka keeneen. waar qardaasihii iskaga noqda yaa yidhaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 26, 2009 Originally posted by Cige: ninikii dhiman waaya GEEL dhalayana wuu arkaa :confused: Qoriga uu wato suunkiisa waxa ku yaal ma yaqaan :rolleyes: waa miskiin danbi ma leh waayo ma yaqaan Hadduu yaqaan suunka wuu gubi lahaa inuu kitaab quraan ag dhigo daaye :eek: looooooool.......Mal la yaabtay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted May 27, 2009 Raggeedii, Insha Allah they will succeed. Abtigiis, And Tusbax, these are your men, Quote Share this post Link to post Share on other sites