Cowke Posted June 16, 2010 Gaalkacyo: " Xiriirkii Puntland & Galmudug waa go'ay" Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland. 15. juni 2010 Gaalkacyo(AllPuntland)- Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Col, Axmad Cali Salaad oo maanta la hadlayay Warfidiyeenada ayaa shaaca ka qaaday in uu go'ay xiriirkii wada shaqeynta ahaa ee ka dhaxeeyey Maamulada Puntland & Galmudug oo kala maamula magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha gobalka Mudug wuxuu sheegay in ay marar badan dhaceen falal kala gedisan, kuwaas oo ay ku jireen dilal ay geystaan dad ka soo jeeda Koonfurta Mudug, duqeymihii garoonka Gaalkacyo, dhaca gaadiidka iyo isku qabsiga dhulka oo faro batay. Axmed wuxuu ku eedeeyey Galmudug in ay ka talin waayeen arrimahaasi, markaasna ay waxba ka qaban waayeen dhalinyarada ka soo jeeda deegaankooda ee dhibaatada ka geystay deegaano ka mid ah Puntland. " In uu go'ay xiriirkii wada shaqeyn ee labada dhinac ayaan cadeyn, waayo Galmudug waxa ay waxba ka qaban waayeen howlo badan oo ay geysteen dhalinyar ka soo jeeda deegaankooda, waxaa ka mid ah falalka wax laga qaban waayay, dhacdadii jidka garoonka, duqeyntii garoonka, dagaalkii hubka waa weyn loo isticmaalay ee dhulka ku saabsanaa, dhaca gaadiid laga leeyahay Puntland" Ayuu yiri gudoomiyaha gobalka Mudug Col. Axmad Cali Salaad. Galmudug kama aysan hadlin warka ka soo yeeray Puntland, waxaana jiray xiisado udhaxeeyey labada Maamul wixii ka dambeeyey horaantii sannadkan, waxaana jiray dagaalo iyo hadalo kulul oo ay saxaafada isku marinayeen labada dhinac. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 16, 2010 Please stop with misleading titles! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 16, 2010 Gaalkacyo: " Xiriirkii Puntland & Galmudug waa go'ay" Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland. If Puntland has said there is no ties with galmudug that means anything that happens from galmudug side wada hadal ma dhaceyso anymore because after-all we have no ties he said. What does that mean? I'll let you figure out the rest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 16, 2010 Gaalkacyo: " Xiriirkii Puntland & Galmudug waa go'ay" Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland How about you use of the title of the article and spare us your spin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 16, 2010 He would've been so excited to see a war to break out there, perhaps and all while in the comfy chairs of his Aussie, quite peaceful home. Or was it in Kiwi land? Same like that little kitten he has on there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 16, 2010 Miskiin I don't want to see a war break out but I want to see Galkayo to come under 1 admin and if it means their has to be a war so be it!!! Two admins 1 city= What the hell. I don't object to the existence of Galmudug, I think Galmudug should exist because it re-affirms "federal somalia" approach however they should take their operations to Hobyo and base themselves there. Why should Galkayo remain under puntland? Simple mathematics. Galkayo is 4 districts. 3 of them are puntland. 1 district is Galmudug. Minority group can't run a city whilst ignoring the majority right. The minority need to conform to the majority. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 16, 2010 Mayor homie is probably drinking 2 much Vodka..! this region is gone to alsh'b already. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 16, 2010 I thought he would say "Somaliland baa ka dambaysa" ,,,, Misleading title ,, indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites