Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar Khasaare dhaliyay oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230406_001040998.jpg?resize=720

Ugu yaraan hal ruux oo ilaalo ka ahaa xarunta ayaa ku geeriyooday weerar bam-gacmeed loo adeegsaday oo lagu qaaday xarunta shirkadda ganacsiga Al-Macruuf ee magaalada Boosaaso.

Weerarka ayaa dhaliyay dab xooggan oo ka kacay xarunta shirkadda kaas oo sababay khasaare kala duwan oo aan weli faahfaahin sugan laga helin.

Kooxdii weerarka fuliyay oo aan haybtooda la aqoonsan ayaa goobta ka baxsaday waxaana halkaas gaaray ciidamo ka tirsan Booliska.

PUNTLAND POST

The post Weerar Khasaare dhaliyay oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this